Latest

6/recent/ticker-posts

Ka saar noloshada wax yabahaan si aad u guleesatid

guusha waa sheey qof walba u furan balsa guusha waxay ku xiran tahay qof siduu u dadaalo uuna u muujiyo wax tarkiisa shaqsiyadeeda ee ka soo go ay qalbigiisa lakiin guusha sida afka looga sheego ma u sahlano waxay rabtaa adeeg iyo dhabar adeeg guusha waxay dhalataa markii uu qof tafaado uuna arko dhibatooyin badan kuwaas oo kaga imaado dad ama wax yaabo kale mark hadii uu qof ka yahay qof guusha rabo waligiisa ma niyad jabaayo ileen waxuu yaqanaa meesha uu rabo inuu gaaro ma jiro qof kula rabo guul balsa adiga dadaalkaada ayeey ku xiran waxaana jiro caqabad badan oo ku imanaayo dhanka nolosha qof walbo oo guleesto waxuu maraa dhabatooyin badan kuwaas aan la soo goobi karin waxaa ka mid dhaqaale xanuun ama jiro oo kale oo kugu imaan karo marka waxaas dhan dheg uma dhigo qof guusha rabo marka saas darteeda waa inaad iska ilaalisaa wax yaabahaan kana tirtaa noloshaada si aad u guùlaysatida
caajiska iyo wahsiga>
caajsika iyo wahsiga waxay dhibaato ku yahiin gushaada waxay ka hor imaanayaan wax aad sameen laheed mantay ayinka ku dhahaayo barri sameen marka saas darteeda waa inaad ka tirtaa noloshaada caajiska iyo wahsiga wax walbona aad qabataa waqtiga looga tala galatay adiga oon dhaheen barri aa qabata qof walbo oo guleestay waxuu noloshiisa ka saaray caajiska iyo wahsiga
dhaqamada xun ama dabeecada
waliga ma maqashay dhaqankaa xun ama dabeecada xun waxay ka saartaa dadka waa sax hadalkaas waa saxana yahay qof walbo oo rabo inuu guleesto waa inuu yeeshaa dabeecad fiican uu dadka kula macamiilo markii aa tahay qof rabo inuu guul gaaro waa inuu dabeecad fiican yeelataa ileen dad badan oo kala duwan ayaad baranaysaa waa inaad yeelataa dabeecad aad kula shaqeesid dadkaas oo dhan
dadka aad dhaleecayso ama aad yastid
qof walbo aduunka ku nool ma ahan sidaada oo kale hadii aad tahay mid uu allah ugu deeqay lacag ama wax yaabo kale ma ahan inaa yastid ama aad wax ka sheegtid waa inaad xushmaysaa aan dhahin adiga maxaa tahay iyo wax yaabo kale waa inaad ilaalisa ama aad ku ixtiraamtaa qof waxuu yahay ileen adigaba wuu kugu ixtiramihayaa waxaa tahee
niyad jab
waa inaad iska ilaalisaa inaa niyad iska jabiso qof hadii uu niyad jabo guul iska dhaafe noloshiisa uu nacaa maxaa saan u ahaan waysay maxaa sana u tahay marka waa inaad iska ilaalisaa niyad jab mar walbana isku niyad dhistaa oona naftada ku kalsonataa
xaasinimo aad u qabtid walaalkaa
xaasimada waa wax aad u xun qof hadii uu guul gaaray ma ahan inaad adigana aad gaari karin waa uu dadaalay waxii uu mudnayne wa helay adigana waa inaad dadasha si aad u gaartid ma ahan inaad qofka xaasinimaydid waa walaalkaa oo kale wax ma dhaamo soo mala dhahin qof walboo muslim ah waa walaalkaa oo kale marka waa inaad iska dhaaftaa xaasnimada aad xasdeesid dadka kale
ka fakirida wax yaabo aan haysanin oo joogta ah
wax aadan haysanin waligaa mala fakiro maskaxad fakirka badan waa dilaa waxuuna yareeyaa shaqeenta waxaa laga yabaa fakirkaa oo batay inuu maskaxda kaaga furmo dhiig ama maskax wareer joogta waa inaad iska ilaalisaa inaa ka fikirtid wax aan haysin kale niyada jabi kuna dheh waa gaaraysaa b

Post a Comment

0 Comments