bilow safarka nolosha sababtoo ah waxaa jiro dad badan oo safarka nolosha ku guleestay ma jiro qof oo jacel inuu sidiisa ahaado cimrigiisa oo dhan waxaa jiro dad badan oo aduunka ku nool kuwaas oo sidii ay noloshada ku badali lahaaye safar dheer u galay kaas u dhaxeeyo geeri ama guul waxaa jiro hadal dhahaayo safarka noloshada waxuu ka bilowdaa hal tilaabo oo aad qaadid haba yaratee safarka laguu shegaayo uma baahno wax lacag ah dadka qaar aa waxay umaleyaan hadii ay safar maqlaan kii diyaarad la racaaye kaas ma ahan waa mid is badal kaas u dhaxeeyo rumeen iyo facil
rumeen
rumeenta laguu shegaayo waa inaad goaan aad qadataa kaas oo ah inaad waxaan si sax u sameenaysid dadka qaar oo waxaa jiro goaan aa ka qaadanay waxaan ay dhahaan waan iska dhaafnay balse waxaad arkaysaa ayinka ilaa hada ku jiro arintii balse taas oo kale ma dhihi karno qofkaan goaan ayuu ka qaatay ileen waagay waxuu gahmaha kula jiraa arintii taas oo kale ma dhahayno waxuu rumeey safarka nolosha oo waxuu ka booday jaran jaro ka mid ah jaran jarada safarka nolosha
facil
waa inaad sameeysaa facil ama wax aad ku dareemaysid inaa tahay mid ku socdo wadii safarka nolosha
side u saameeynaysa is badal?
tusaale waxaa jeceshay inaa kaalinta kobaad gashid waxaad u baahan tahay inaa wax aqrisid iyo inaaad wa sa fcn u dhageesatid macalinaka aad la socotid taas waxay ku cadeenaysaa inaa safarka nolosha aad u baahneed aad meel ka gaaraysid waan facil uu sameeyo oona dadka dareemayaan taasne waxay ka dhigaysaa mid ay dadka dhan ay kuwada fanaan tusaale looga dhigto mar walbo wanaag lo soo qaato
JOOGTAYN AAD WAX JOOGTAYNAYSID
inaa wax joogtaysid waxay ka mid tahay safarka nolsosha ku jirto waa inaad wax oga tagin meel dhax ah oo aad dhameestirtaa hadii aad meel dhaxo igu tagtid waxay la mid tahay adiga gaari raacay kana dagay meel dhaxe taasne waxay noqonaysaa hadii aad gaariga uga dagtay meel dhaxe waa inaad sogtaa kan kale oo soo maraa hadii aad dhahdid waa lugaynaa waqti yaaba ka dhamana saas ne waa ku guuldareestay
nolosha waxay leedahay qabad badan kuwaas oo aad u badan ku aan u jiyad jabiyaa ama u adkeesan karin kan aan u baahneen inuu is badalo hadii aad aragtid cabad badan oo nolosha kaa haasto sabar oo ha noqnin nacaska oo kale oo dhax uga tagay inuu dhameestiro safarka nolosha kana dhig mid nolosha asiga maamulo hadii ay nolosha ayida ku maamusho waxay ka dhigan tahay ayida ayaa ka guuleesatay oo waxaa tahay mid ay nolosha maamusho waxaa jiro siyaabo badan ay nolosha ku maamusho side inaa ka wahsatid inaa wax sameeysid taasne ma ahan wax nolosha lagula safro waa inaad iska ilaalisaa wahsiga hadii ay howl ku taalo mantay ha dhihin barri aa qabanaa ee qabo mantay kana fogoow eedeenta in uu qof ku dhaho wax ma taraa tahay taas ma ahan wax adiga ku fiican waxuu ka hor istaagi karaa wax badan oo lagu dhiibi lahaaye inaa weysid oo uu qof kale ka qaato waa adiga guuldareestay howl adiga laguugu tala galay inuu qof kale ka qaato sidoo kale waa inaad barataa xirfad kala duwan meel walbo aduunka nolosha ka mid ah hadii aa tagtid waxaa ka shaqeeyo xirfad taas oo ka cawin karto inaa sii wadatid safarka nolosha ee ku aadan inaa ka guulaysatid noloshada
0 Comments