Latest

6/recent/ticker-posts

Wax yaabo ka dhigaayo inaa tahay mid caqli badan

dadka dhan waa isku maskax balse waxaa jiro waxay ku kala duwan yahiin waana caqliga iyo fahanka nolosha uu ka haasto horay ma u ogeed hab dhabdhaqanka inuu yahay natiijo ka dhalato ogaan qaadashada nolosha misane ma ogatahay ina caqliga lagu kasban karo wax walbo side waxbarshada iyo waayo araginmadiisa caqliga ma ahan qofka waxuu u la iska keeno balse waa loo dhashtaa ama waa inaad ahaata mid mar walbo ku deydo dadka caqliga badan daka caqliga badan waxay leeyahiin siyaabo badan oo lagu karto kuwaas oo aad ka tixraaci kartid ama aad ka ogaan kartid
waxay jacel kalinimada
dadku ma jeclo kalinimada ama cidlada balse kuwa caqliga badan waa kuwa jacel mar walbo inay ahadaan kuwa dadka kale ka duwan aa isku dhaqan aheen si looga garto dadka kale oo isku midka yahiin waa kuwa mar walbo jacel inay naftooda waydiyaan suaalo marka ay cidlada joogan waayo hadii aad mar walbo bulsho dhax joogtid waqti uma helaysid inaa naftaada aad weydiisid suaalo ay naftaada u baahan tahay in la weydiiyo
kaftanka iyo furnaanta
dadka dhan isku dabeecad ma ahan isku midne ma noqon karaan dadka waa kala dabeecad duwan yahiin balse dadka caqliga badan ma ahan kuwa mar walbo dadka xumeeyo ama dhaho kalimad qofka dhib u keenayso hadalkiisa waa mid xadidan kula kaftamo qofka waxuu rabo na jecel inuusan afkiisa ka soo baxin hadal xun oo qofka dhibaato u kenaayo uuna cuqdad u qadaayo dadka caqliga badan waa kuwa mar walbo dadka ka qosliyo side inay sameeyaan majaajilo qosol ah si uu dadka ugu caajisin agtiisa oona igu ilaaliyo inay eed ka soo gaarto
naxariis badan
naxariista ma ahan sheey uu qof walbo iska haasto naxariista waxaa helo qof caqli badan oona dadka u fiican hadii aa tahay qof naxariis badan oona dadka wax xun ku sameen waxaa tahay hubaal qof aad u caqli badan kana fakiro dadka dhibtooda
waa maskax fiican yahiin
dadka maskaxda fiican mar walbo waxay la imadaan fikrad fiican oo dadka dhan soo jiidanayso kuwa saleesan maskax maal inuu qof ka soo sheeqaysii maskadiisa qof aan maskadiisa maaline marnaba kalagama yaabo inuu la imaado figrad fiican taas oo ku cadeenayso qof mar hadii uu caqli leeyahay waxuu jaanis u haastaa inuu maskaxdiisa fiican inuu ka shaqaysiiyo si uu nolosha ugu gaaro hormar iyo nolol fiican
waxay jacel yahiin inay guul garaan
guusho ma ahan miil cayiman balse markii aad fiirisid dadka guusha ka gaaray nolsosha waa dad aad u caqli kana fakiraan sida ay hormarka ay gareen mid ka sii sareeso ku gaari lahayeen qof walbo waxuu rabaa inuu gaaro guul laakiin waxaa gaaro kaliya midka wax walbo u nadaamsan yahiin waqtigiisa iyo nolsoshiisa oo dhan
ma ahan dad xanaaq badan
xanaaqu ma ahan wax uu qofka bilaadnaka uu iska keeno ee waa wax loo dhashatay balse lakiin waxaa jiro siyaabo badan oo loo xakameeyo xanaaqa kana dabaal ka ah waa kan aan xanaqiis aan xakameen karin lakiin kan aa xanaqiisa aan banaanka keenin oo xakameeyo waa kan caqliga la saaxibka ah
waxay la qabsan karaan meel walbo
la qabsiga waa sheey dabiici ah ma ahan wax noole walbe uu leeyahy amaa uu ku dhashato qof waxuu la qabsan karaa meel walbo oo uu la geeyo ama oo ku nool yahay inaa bulshada la noolaatid waxay ka dhigan tahay

Post a Comment

0 Comments