
qof walbo oo guul gaaro waxuu leeyahay astaan u gaar ah taas oo looga daydo oo laga dhigto wada guusha lagu gaaro balse astaan walbo oo lagu daydo waaa sii badataa mar walbo oo astaantaas uu qofka guul ku gaaro waxaa ku dayaa qof kale kaasne waxaa uga sii dayaa qof kale taas oo ay noqonayso astaan aad u caan ah uu qof walbo sameeyo waxaa jiraan astaamo badan ay sameyeen dad aduunka aad uga caan ah oo hormar aad u balaaran ka sameey tusaale hadii aas aheed mid mar walbo iska hurdo oo aad u caajis badan hadii aad hurdada ka kacdidi oo aad noqotid mid nolosha wax ka badalo waxaa sameeysay astaan guleed taas oo aad barri ku faani kartid waxaa jiro xikmada badan kuwaas oo la taaban karo isbadalka astaamaha guusha sababaan xikmada igu horeeso astaamaha guusha ka hadleeso waxay tahay hadii aad tahay mid donaayo inuu guul gaaro sameeso wada ku tusayso inaa tahay mid rabo inuu guul gaaro hadalkaas run ahaantii waa mid ku dhahaayo wax walbo aad rabtid waa inaad u sameesaa sidii aad isleedahy waxaan adiga leh hadii aad tahay mid ku daalan nolosha badal wax walbo caqabd ku ah guusha kaas oo ka hor istaagsan hadii aad badashid waxaa ka mar maysaa waxiii aad ku dhibaneed ,.
waxaan ku shegaa astaamo lagu gaarto qofka ama dadka guusha gaaray
mar marsi la,aanmar walbo oo aad marmarsiyo la imaatid waxay ka dhigan tahay inaa ilaa hada tahay mid aan haynin wada astaamaha guusha mar hadii aa tahay mid qalad galay isku day inaa saxdid hadii aad saxi waysay u sheek dadka hadii aad lakiin mar mar siyo la imaatid oo aad been sheegtid waxay ka dhigan tahay hadii barri lagu ogaado inaa tahay benaale qofka guusha rabane inuu benaale noqdo ma fiicno ileen waxuu rabaa inuu bulshada magac ku dhaxyeeshe marmarsiyo la,aan waxaa tahay mid haasto astaanta guusha wadooyinkeeda wada ka mid ah
caawinka dadka kale
inaad caawisid walaalkaa maskiinka ah ma ahan wax weyn lakiin ddaka qaar waxay ka tahay sheey aad u dhib badan kaas oo ay ku nacaan dadka qaar lakiin guwa guusha u baahan waxay ka dhigtaan garab ay ku wahashaad oonu ku garab garab istaagan hormarkooda hadii aad mantay hal qof ii maskiin ah aad caawisid waxuu la mid yahay adiga caawiyay kun qof oo maskiin ah ka waran marka hadii aad dad badan caawisid meeqa ayeey u dhigmi karaan oona garab istaag ka helaysa. mar walbo oo aad dadka caawisid waxaad helaysaa dad ku caawiyo marka caawinada waa astaan guleed oo loobahan yahay inaa sameeysid
shaqo adaghadii aad si fudu u shaqeesid waxaad helaysaa wax yar balse hadii aad si adag u shaqeesid waxaad helaysaa wax badan sidoo kale waa inaad ka faaideestaa jaanis walbo ku soo maro hadii aad rabtid inaa guul gaartid oona reebtid astaan guleed waxaad sameen kartaa jaanis walbo noloshada ku soo maro waa laga faideestaa tusaale nin lacag leh ayaa suaal la weydii kadibna waxuu soo baxshay lacag kadib waxuu dhahay hoo qaado weydiiday waxuuna dhahay aniga waxaa ka faideestay jaanis keyga taas waxay ku tusinaysaa in hadii uu jaanis ku soo maro aad ka faideesatid si aad u reebtid astaan guleed lagu daysan karo hana caajisin ilaa aad ka gaartid guusha aad u bahan tahay ilaa ka gareesid waa maqshay umalaynaa caajiska waxuu dilaa guusha kac subaxii hore si aad u qabsatid waxaysan qabsam kuwa hordada ku daahay mar walbo oo aad soo kacdid subaxa horay waa ka jaanis badan tahay kan ku daahay hurdada
hahadafdaf iyo qorsho muuqdomar hadii aad tahay qorsha la,aan waxaa tahay mid aan ogeen wada uu maraayo meel ee geeso hadii aad tahay mid rabo inuu guul gaaro doonayo in lagu daysado waaa inaad yeelataa qorsha iyo ujeedo muuqata taas oo ay arki kuwa bari ka dambeeyo dadka guleestay waxay la hayeen qorshooyin ay ku dhaqmaan qorsheey wax walbo oo aad sameneesid ama aad hada kadib qaban rabtid qofka nolosha leh qorsha hadii uu rabo yuusan doonin guul waa ka fiican yahay kan rabo guul aan laheen wax qorsha ah ama hadaf ah
hadal XIKMAD ah oo dhahaayo ayaa jiro hadafyadeen waxaan ku gaari karnaa qorshaheena taasne waxay ku muujinaysaa inuu muhiim yahay qorsha inaad u dajisid nolosha wax walbana ku sameey qorsha hana dhihin barri sameena hadii aad mantay qorshaa ahaayi inaa wax qortid qor oo ha dhihin barri qoraa taas oo kale waxay ka dhigi kartaa inay nolosha ku imaato dib u dhac nololeed
ka ruun sheeg hadafkaa hadii aad hadaf iyo ujeedo leedahay ma ahan inaa ogatagtid meel dhaho wax walbo ay kugu qaadato dhameestir hadii aad meel dhaxo uga tagtid ma jiro ruux aad adiga aheen oo ku dhameestirtaayo meshii aad uga tagtid hadiii xitaa kugu adkaato niyada ku dheh wax walbo soo daaho kheyr kooda badan guusha dhaqso ma imaato oo wey soo daahdaa guusha waa sida geedka oo kale hadii aad geed beertid Waxaa sugaysaa ugu yaraan bil guushana waa sidaas oo kale laga yabaa inaa sugtid sanado badan waligaa ha rajo dhigin hana is niyad jabin mar hadii aad is niyad jabisay waxaa meesha kaaga xirmay buuga guusha aad ku gaari laheed niyad jabkaa waxuu ka hor istagaa guusha aad nolosha ka gaari laheed marka saas darteeda waa inaad hadafkaa ka run sheegtaa hadafkaa si aad dad badan aad ugu noqotid astaan ay ku daydaan
gunaanadka hadalka
guusha kuma imaato labo sheey oo ka qabtay waxay u baahan tahay dhabar adeeg sabar dulqaad intaas way u baahan tahay iyo inaa lahaatid hadaf guleed la taaban hadii aad tahay mid jacel astamaha guusha u sameey mid lagu daysado kaliya intaa ku sheegay sameey ooo ah inaa wax walbo u dulqaadatid
0 Comments