
waxaa jiro qalaad badan ay galaan dhalin yarta waliba ay usii dheer tahay inay san hal mar galin ay wax badan galaan kaas oo aan la xisaabin karin kuwaas oo ku soo baxo markii ay garaan dad weyn badana waxaa jiro qalalaad iska yar yar aan wax dhibeen kuwaas mala rabo waxaa jiro kuwa kale oo aad u waa weyn oona sababo inay ku noladaan nolol Daran oo ku jirto shalaay murug dhibaato aan kabsi laheen balse hada jaanis haysataa aan ka badbaadi kartaa waa hadii aad u baahan tahay inaa ahaatid mid aan waligiisa ka shalaaynin waxuu hada qabanaato laga yabaa inaa hada dhaheesid aniga dhalin yaraa ahaay wax igama dhibaayo waxaas taas waa mar marsiyo oo kaliya oo nafta lagu sab sabaayo ee ma ahan xaqiiq ay nafto raali ka tahay waa mid lagu qasbaa oo aysan rabin hadii aan tusaale ka baxiyo qof ayaad arkaysaa mantay xumaan faafinaayo nafta raali kama ahan balse waxuu is dhahaa caan ayaad noqonaysaa magac ayaaad yeelanaysaa balse markii uu weynaado oo kale way sameenaysaa oo waxaa ladhahaa waxaa ku dhalay hebelkii xumaaye ama dheblaayadii xumeed taas waxay dhibaato u keenaysaa adiga waalid ciyaalkaa intaas dhankooda waxaa ka weesay sharaf ciqaabta allah ka daran marka waxaa dhibaatataas oo dhan ku keenay waa qalad yar oo aad gashay kaas oo sameey nolosha oo dhan waayo adiga xitaa kama fiirsan kaliya caanimo iyo magac ayaad fiirisay kaas oo kale ayaa la dhahaa qalad aad gashid oo naftaa sameey marka saas oo kal waxaa jiraan kuwa kale oo aad u badan ay galaan dhalin yarada aan aniga ugu horeeye balse waxaan sameey waan iska ilaaliyaa inta aan iska ilaalin karo waxaa jiro dhibaatooyin badan oo aan hada ku sheegi rabo waa inaad iska iaalisaa kuwaan soo socdo
sirtaa inaa qof kale la wadaagtidwaxaan arakay dhalinyaro dhaheeso aniga habal wax manoo kala qarsano taas waa qalad ka mid ah ay galaan dhalin yarad ahadaan rag ama dumar tusaale hadii aad qofkaan is dhaqshaan oo waa bil,aadan hadii uu sheego waa dhibaato aad u weyn aad la kulmi kartid hadii aad naftaa ku kalsoo naa waayse maxay naf kale kalsooni ka keenaysaa wax walbo oo aad adiga leedahay wax qarsoon hakuu ahadaan oo kaliga qalbiga hakuugu jiraan hadii aad qof wax u sheegaysid waa inaay ahadaan wax iska yar oo an aheen wax adiga dhibaato ku kenaynin kaliya sheeko iska gaaban oo kale oo adiga kugu dhacday taas oo kale waa iska caadi
inaa dadka istustidwaxaa jiro dhalin yaro badan kuwaas oo wax u sameeyo halagu arko tusaale waxuu rabaa inuu maskiin caawiyo waxuu sameenaa sawir uu ku galaa ma dadka wax siin haysa misa maskiin caawin haysaa taas waa qalad ay galaan dhalin yarta inta badan waxaa galaan markii aa dhalin yarta tahiine tusaaale kale oo fudud hadii uu wax inuu gato rabo waxuu fiirinaa waxay dadku waraa ma dadka u gadi haysaa misa doqada gadan haysaa waxaas oo kale waa inaa iska ilaalisaa waa hadii aa u baahan tahay inaa ahaatid mid aan ka shalaaynin noloshiisa dambe oo ku nolaado farxad dhameestiran wax hadii aa gadaneesid doqaada wax hadii aa qof siinaysid walaal tinimk ku sii ama iska dhaaf gaba ahaanba inaa qof wax siisid adiga lee hayso
waqtiga aad ku baxisid malayacniwaxaa jiro dhalin yarad inay waqtigooda ku baxiyaan meela malayacni tusaale fara ki dirirka oo kale mantay dhan waa iska qeelinaysaa waa iska doodaysaa waxaa faaiday malahan waxaa qasaarisay waqti aad u dheer kaas oo aad ku sameesan laheed waxii aad u baahan tahay oo dhan sidoo kale waxaa jiro god kale oo aad u madoow kaas oo sameeya dhalin yarta waan baraha bulshada waa meel aad u xun waxay ka dhigtaa mid aan hadaf laheen iska nolaada nolol aan farxad laheen kana dhigto mid aan waligiisa wax qabsan marka waa inaad waqtiga ka dhigtaa mid dhaqiiqad walbo ama saacad walbo ka baxdo wax ku faaido ama maalin tii oi kale hadii aad wax yar faaidi xitaa waa ka badan tahay waqtiga waa sheey aan waligiisa soo laabaneenin waa inaad ku baxisaa wax fiican oo aad ku faaideesid
aalamiinta la,aanta waxa jiro dad badan oo iska fadhiyo maalin iyo habeen ama inaay hurdaan ama inay kursi ku fadhiyaan sidaas oo kale waxaa ka imaado cuduro badan kuwaas oo sameeya naftaada kana dhigo mid aan waligiisa wax qabsan aalmiinta sameey hadii aa xitaa dan yar tahay waxaa ku furan wadooyin badan tusaale orodka oo kale hadii aa subaxdii oo kale hadii aad orodid inteesan dadka soo kacin ma laamiga ama wadad ku dhaheeso maa igu ordeesa waa maya taasne waxay ka caawin kartaa inaa shalayso oo aad jirkada kale dhibsatid
saaxibada xun xunwaligaa ma maqashay saaxib kaa kuma cadeeyo kuma madoobeeyo ee waxaa tahay uu ka dhigaa waaa oraah aad u caan oo loo isticmaalo saaxibka xun hadii aad saaxib xun leedahay waxaa kusaartay nolosha boos ka mid aa aad dhaawac ka tahay hadii uu saaxibkaa isticmalo oo kale sigaarka waxuu ku baraa sigaarka oo kale si walbo uu kugu baro taasne waa dhibaato oo aad naftaa u geesanayid
hilmaamida naftaada ama caafimaadkaagawaxaa jiraan dad badan oo naftooda hilmaamay kuwaas oo shaeeyo waqti dheer hadii aad tahay mid aan kala jicleen naftiisa oo fiiriyo kaliya muhiimada uu waxaas u qabo qofkaas oo kale waxuu qatar ugu jiraan uu waayo naftiisa ma jiro wax ka muhiimsan naftaada wax walbo oo aad tahay waxaa u tahay nafta yar ee kugu jirto marka waa inaad ka ilaalisaa naftaada wax walbo oo Qatar ku kenaayo
gunaanadka hadalka waxaa jiro dhibaatooyin badan kuwaas aan sameeno intaa aan dhalin yarta nahay kuwaas oo na sameeyo balse hada jaanis haysanaa aan hada ka faaideesano waqti aan heesanaa mantay aan ka faaideesano waxii aan ka shalay laheen aan hada iska dhaafno oo aan wanaaga aadno
0 Comments