
latashiga waa sheey uu sameeyo qof walbo oo u baahan garab in la siiyo kaas oo ku sugan dhibaato ama wax inuu sameeyo uu rabo waxaa jiro dad ku kalsoon dadka ay la tashaan kaas uu siin karo garab buuxo ama wax un lee ka caawin karo inaa ahaatid mid fiican waxay ka dhigi kartaa inaa lagu weydiisto la tashi nafeed balse waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan inaa la tashatid maskaxdaa wax walbo aa aad qabanaysid waxaa weydiisa maskaxdaa waa maxay sababta aad markii aad u baahatid latashi aad u weydiisataa dadka kale waa sababta ay dad badan ugu qasaaraan wax badan ay rajeenayeen waxaa jiro dad badan oo aan wax maskax ah u laheen inaa la tashatid waa dad aan wax soo baranin kuwaas hadii aa talo weydiisid mey kula tahay inay saxayaan jawaabta waa maya waxaa jiro balse kuwa laga yaabo inay ku saxaan lakiin waa yar yahiin hal shey oo waxaa jiro garab kugu siin karo la tashiga waa maskaxdaa waxay keentay sheega aad rabtid inay qof kale la tashatid marka maxaa diiday inaa ayida lee goaan ka qaadatid waxaa jiro kare arimo ganacsi waa kala tashan kartaa ayida goaankane ka qaado isla ayida lee waxaa jiro xikmad dhaheeso maskaxdaa waa maalkaada maamulkiisa ileen waxaa tahay waa meesha aa ka tahay hadii aan maskax lahaan laheen waxaa ahaan laheed malahan waxaa la mid lahaan laheed caruurta aan caqliga laheen oo kale markii uu qof ku yar yahay uma fakiraayo siduu qofka weyn oo kale u fakiraayo una ka shaqeesinaayo maskaxdiisa marka taas aa cadeenayso maskaxdu inay tahay maalka oo kale
dadka waxay ka baqaan hadii ay maskaxdooda ka tashtaan inay ku guul dareestaan wax yaabo badan waxay ka baqaan taas inay dhacdo saas darteeda waa inaad iska iaalisaa wax yaabo badan kuwaas oo aan aniga ku sheegi doona qaar koodne waxay ku sababi doonaan guul darooyin badan oo aan ka kabasho laheen
latashiga dadka aan wax aqoon u laheen
dadka waxay mar marka qaar latashtaan dad aan waxba aqoon u laheen waxa uu u baahan yahay taas oo ka dhigto markii uu qaato arinkaas mid guul dareesto kuna qasaaro nolosha iyo waxuu rajada u lahaaye inuu ka guul gaaro marka ka tashigaas oo kale waxaa dhihi karnaa waxaa kaga fiican inaa la tashatid maskaxdii aad waxaas ku keentay kana laba labaan goaanka aad qaadatid waxaa laga yabaa inaa ku guul gaartid waxaan noqonaysaa mid markaas aan u baahneen wax garab ah inuu qof weydiisto hada kadib
ka baqitaan guuldareesi inaa ka baqdid guuldarada hadii la tashatid maskaxdaa ka saar nolosha oo dhan guul iyo guul daro labada waxay ka mid yahiin nolosha qofka mar walbo ma guleesto maalin walbo maku faaidaysid inaa la tashatid qof kale marka waa inaad iska dhigtaa geesi oo ka baqin inaa guul daresatid qofka aan la tashin laheedba waxuu ka keenay fikradaas maskaxdiisa kama maskax weyno aduunka dhan waa isku wada maskax iyo caqli saas darteda haka baqin inaa ku guul dareesatid latashiga maskaxdaa
furfur maskaxdaainaa furfurtid maskaxdaa waxay kaaga baahan tahay wax yaabo yar yar side inaa mar walbo ka ilaalisid buuqa badan oona ka fogataa meelahaas oo dhan buuqa badan maskaxda waa ka walaa mana keenaayo fakir iyo latashi taasne waxay kugu qasbaysaa inaa mar walbo u baahatid inaa latashatid qof kale kana dhigo mid mar walbo u bahaan garab istaag ama qofkale ku dul nolaado
fakir badanfakir badan waxuu dilaa maskada waxuun keena cudur badan taas oo ka dhigto xasalooni maskaxeed hadii aad fakiraysid waxaa ka fakirtaa oo kale waxa aad markaas u baahan tahay fakirka badan waxuu sababaa istarees badan kaas oo ka dhigo mid markii latashi maskaxeed loo baahdo aan wax ka fakiri Karin guna guul dareesto waxii u baahnaaye marka waa inaa iska ilaalisaa fakir badan
waxaa jiro wax yaabo kor dhiyo maskaxda bilaadnka kuwaas oo inaa sameeysid loo baahan yahay waliba si joogta ah inaa u sameysid waaye side aad maskax badan o yeelatid
tobabar maskaxdaaside jirka loo tababaro maskaxdadan waa inaad u tababartaa oona ku dhigtaa mid mar walbo wax walbo heegan u ah oo kaliya inay sameeso oo kaliya u dhima tahay wax qabad
cuntada aan cuntidwaxaa jiro cunta badan oo loo cuno maskaxda si ay u noqoto mid wax soo saar badan waxaan ka mid ah malyga oo kale waxuu u fiican yahay maskaxda inay weynaato si doo kalene waxay ka dhigaysaa mid fakir wanaagsan lana tashan kartid maskaxdaa
wax akhriska badan dadka maskaxda fiican waxay ku dadalaan wax akhris si ay u fur furaan maskaxdooda wax yaabo badan oo ay latashan lahaayeen ka sii dhaadhciyaan sidii ay u suurta gali lahayeen
0 Comments