Latest

6/recent/ticker-posts

Ma haysaa wadada guusha

Waxaa jiro dad badan kuwaas oo is badalay balse aan ogeen saxeen iabadalkooda in kale sidoo kale waxaa jiraan kuwa mar hore is badalay balse aan waagay haynin wadadii guusha ku gaari lahayeen. Waxaa jiro siyaabo badan oo lagu ogaado inaa is badashay kuwaas aan meshaan kuugu sheegi rabo sidoo kale waxaa ku shegaa faidooyin ay heleen dadkii is badalay oo nolosha ka dhigtay wada sidii ay guul ku gaari lahayeen hadii aad wada xun ku socotid oo aad nolosha badali waysid waligaa waxaad ahaanaysaa mid aan meel gaari nolosho waa waqti socdo kuwaas oo aan dib loo soo colin karin hadii aad mantay jaanis haysatid oo aad nolosha wax uga qaban kartid ha ia dhaafin waayo jaanis mar buu albaabka ku soo garacaa waa hal mar quro ma soo laabto jaanis nolosha way sii soconaysaa oo gadaal mala soo calinaayo jaanis aad mantay haysatid waxaa loo kala qeybiyaa seddex nuuc kuwaas oo kala ah shalay oo aheed wax aad soo dhaaftay oona ku soo labaneen oo aad soo qasaarisay laga yabaa inay caruur nimo kugu dhaaftay ama siyaabo kale oo aad haysanin wax aad uga faideesatay ama waxay kugu dhaaftay oo kale ciyaar ama mala yacni mantay waa waqtiga ugu fiican oo aad jaaniskaga ka faaideesan kartid mana lahan waqti ka fiican nolosha oo ku soo maraayo hadii aad mantay iska beel dareesid waxaad ogaan doontaa maalin aad wax qabsan karin dadka waxay dhahaan qofka hadii uu isbadal ama wadada guusha uu rabo gaaro waa inuu ka faideestaa mantay uu jaaniska haasto . Barri waa maalin maqan oo la garan karin balse aad cuneesid mirihii aad soo abuuratay shalay sidoo kale nolosha ma dhamaato balse way isbadashaa fursadahane ma qarsoomaane waa dayacmaan noloshana waa maalin adeeg maalin jileec isbuuca waa todobo maalin mana laga waayaayo maalin uu jaanis ku soo maro ama hadii kale bil dhan mala weynaayo jaanis nolosha soo maro hadii aad ka faideesan waydid bil iyo isbuuc suurta gal ma ahan inaa ka faideesa tid sanad . Fiiri waxaad sanadkaan soo martay hadii nolosha sidii hore tahay wax isbadal ah ma jiro ee waagay waxaa haysataa jaanis ee is badal . Waxaan ku shegaa calaamada ku tusinaa inaa haysid wadadii guusha ee waxaan ku dhihi lahaa horay usoco ee hasoo laaban
isku dhiiranaan ku qabtid naftaa qof hadii uu mar ku qabo naftaada waxuu haysataa wada guuleed taas oo ka caabin karta hadafkiisa inaad naftaa kalsooni ku qabtid waxay ka caawin kartaa inaad ka fogaatid dadka waxay ka shegaan hadii aad raacdid dadka waxat ka shegaan waxaad dhuminaysaa kalsoonida naftaada wax walbo laga sheego kaliya ka qaado waxa fiican kana sii qaad dhiir galin iyo inaa u dhowdahay guusha waliga naftaada ku dhiiranow oo ku wad kalsooni
ujeedo iyo hadaf muuqdo hadii aad rabtid isbadal bilaa ujeedo iyo hadaf ah waxaa lamid tahay mid aan garaneen meesha uu gaariga uu saaran yahay usocdo tusaale hadii aad raacdid gaari iska socdo aan aqoonin magalada iyo meesha uu usocdo waa saas oo kale hadii aadan laheen wax hadaf ah ka dhig hadafkaa mid adiga ku qaas ah oo aad rabtid inaa gaartid guushana dhamaad maleh saas oo kale adinaga ka dhig hadafkaa oo ah marba marka ka sii dambeeso sameeso hadaf hadii aad gaartid hadafkaas ka dhig hadafka kale inaa gaartid waliga hadii aad saas usocotid waxaad ahanaysaa mid mar walbo gaaro guusha uu rabo kaliya
ma rajo dhigtid waxaa jiro hadal ama xikmad dhaheeso intii ay rajo jirto ayeey guusha jirtaa hadii aad tahay mid rajo fiican ka qabo inaad guul gareesid waad garaysaa waqti dheee haba kugu qaadatee balse hadii aad tahay mid aan rajo laheen waxaad sameenaysaa marka waxii waad ka raja dhigaysaa saasne waxaad ku weynaysaa wax walbo aad ubaahneed wada guusha qofka haayo waligiisa ma rajo dhego waa mid naftiisa kalsooni ku qabo
waan sameen karaa qofka hadii uu naftiisa kalsonaado waxuu sameen karaa wax walbo oo qabtay qof asiga oo kala ah oo bilaadan ah hadii aa dhahdid qofkaan waxuu sameey ma sameen karo oo waa iga maskax weyn yahay waxaa waliga taagnaanaysaa booska aad hada taagan tahay qofka markii uu dhala ma ahan mid la dhashto cilmigaas oo uu bartay adigana wax ma dhaantid oo waa sameen kartaa kaliya waxaa ka maqan inaa baratid kadibne aad soo saartid wax kii aad aragtay ka fiican kalsoonida ama waa sameen karaa waxaay ka dhigtaa mid naftiisa gaarsiiyo meel dheer

Post a Comment

0 Comments