
Saaxibka waa guul hadii aad haysatid saaxib wanaagsan waxaa haysataa walaal aan walaalkaa aheen balse hadii aad haysatid saaxib xun waxaa garabka ku saaran mar walbana aad xibaarsan qalad aad ogtahay inuu dhibaato ku geesanaayo marka mar walbo waa inaad saaxibkaa ahaada mid wanaagsan oo aad kaga kalsoon tahay nafataada kaas oo hadii aad u baahatid ku garab istaagi karo oo aad ku nasan kartid hadii aad dhibaateesan tahay garabkiisa
waxaa jiro nuucyo badan oo saaxibka ah kuwaas oo aan aheen saaxib dhab ah mar walbana jacel dhibkaa aan arki karin guusha kuwaas oo kale waa inaad ka feeg jignataa saaxibka wanaagsan waxaa ka dhigan kartaa walaalkaa iyo kuwa iskuulka ugu fiican dhanka waxbarashada iyi jaamacada oo kale saaxibka ma ahan side cadowga oo kale oo dhabarka kaa toogto saaxibka waa kan kuu buusho meesha ka banaan ha ahaato meel yar hadii aad aysatid saaxibo xun oo aad ogtahay iskaga fogow oo waxaa ka dhahay saaxibka kumana cadeeyo kuma madoobeeyo ee waxuu yahay uu ka dhigaa hadii uu xun yahay waxuu ka dhigaa mid xun hadii uu lakiin yahay mid fiican waxaa noqonaysaa mid fiican saas darteeda waxaa fiican inaa saaxib ka dhigaa saaxib wanaagsan oona ka fakiro hadii xitaa aad y baahan tahay guul waa ku gaarsiin karaa oo waxuu ku sinaa garab buuxa waxaa jiro dad badan is weydiiyo side ku garan karaa saaxibka wanaagsan waxaa ku garan kartaa saaxibka wanaagsan wax yaabo badan kuwaas aan ku sheegeeyo hadii aad ka weydid iskaga fow saaxibkaas oo ma ahan saaxib wanaagsan ee ka raadso saaxib wanaagsan oo markii aad u baahatid ku garab istaago
wanaaga iyo daacadnimadawanaaga iyo daacadnimda ma ahan wax sahlan oo ka helo hadii aad aragtid qof saaxibkaa ah oo daacad iyo wanaaga uu ku sameenaa ay isku mid yahiin ilaalso oo waa inaad ka ilaalisaa wax dhibaayink oo kaga imanaayo aktaada ileen waa qof wanaagsan dadka wanaagsane ma jeclo in wax dhibaato ah loo geesto sidoo kale waa inaad u sameesaa wanaag walbo oo aad u sameen kartid si saaxibtinimadiina ay si weynaato ilaa laga gaaro heer ay dadka idinka dhigtaan markii laga hadlo saaxib tusaale wanaagsan oo looga hadlo saaxib taasne waxaa ku sameen kartaa markii aad tahay qof wanaagsan oo aad haysatid saaxib sidada oo kale asigana wanaagsan
qof ka garaad sareeyogaraad iyo aqoonta ma ahan wax looga soo baxo caloosha hooyo ee waa wax la bartay saas ay tahay waxaa jiro qofka wax uu allah ugu deeqay ha ahadaan cilmi ama farsame kale balse hadii aa tahay intaas mid jacel inuu baraty waxaa lala saaxibaa mid yaaga sareeyo waxaa u baahan tahay si aad uga baratid balse hadii aad
la saaxibtid qof aan waxii aad u baahneed aan aqoonin qasaaro ma ahee wax kale maka soo faaideesid hadii aa tahay mid aan waxii aqoonin raadi qof waxii kaaga aqoon badan si aad igu faaidid cilmiga oo leeyahay qofkaas
dabeecada fiicanwaxaa jiro saaxib badan kuwaas oo isku dabeecad aan aheen balse isku fiican oo aan wax qalad ah iska galeen hadii uu saaxibkaa yahay mid dabeecad wanaagsan kuguna qaato qaladkaa oona kaa ilaaliyo waxii un kuna waaniyi waa saaxibka wanaagsan balse hadii uu saaxibkaa aheen mid dabeecad wanaagsan oo adiga aa tahay mid dabeecad wanaagsan waa inaad waanisaa hadii uu diido aad iskula dhaqmi weesaan raadso saaxib kale oo aad isku dabeecad tahiin dabeecada xun dadka ayeey ka saartaa hadii aaa d saaxib fiican rabtid waa inaad ka hataa dabeecad wanaagsan oo aad kula dhaqantid saaxibka wanaagsan
duulqaad badan dad badan oo waxaa arkaysa iska xanaqaa hadii aad la kaftantid ama hadii aad wax yar oo qaladk ah ka gashid bil,aadan aa tahay qalad waa gali kartaa hadii uu saaxibkaa yahay mid aan dulqaad badneen oo aan dadka u naxariisan markii ay qalad ka galaan ka fogow saaxibkaas hadii aad adiga qalad ka gashid maku cafin doona oo uu ku ciqabaa balse hadii aad saaxibkaa uu yahay mid dulqaad badan cafis badan wax walbana ka fiiriyo wanaaga waxaad haystaa saaxib wanaagsan oo aad garab ka helaysid wanaagana garab kugu siiyo wanaaga waxaa kugu dhiirin karo inaa sameeysid saaxibka wanaagsan
dhiiri galin mar walbo oo aad haysatid dhiiri galiyo kugu dhiiri galiyo wanaaga iyo guusha waxaad haysataa wado aad ku gaari kartid guusha saaxibka wanaagsan waa kan had iyo jeer kugu dhiiriyo waxaad u baahan tahay kuna dhoho saaxib waad gaaraysaa waad helaysaa hadii aad intaas saaxibka ka heshid waxaad isku dayeesaa marka ugu dambeesan waa gareesaa niyad dhiska iyo dhiiri galinta waxay ka digaan mid wax walbo sameen karo
0 Comments