Latest

6/recent/ticker-posts

Siyaabo aad naftaa ku hormarin kartid

inaa naftaa hormarin sid waa wax aad u fiican sidoo kale waa inaad barata marka hore hor marin maxaa waaye asal ahaan wa eray somaalida ku cususb balse hada waa eray ku batay isticmaalkiisa kaas oo noqday mar walbo eray laisticmaalo tusaale waxaan hormarinaa ganacsigayga waxaan hormarinaa waxbarshada kuwaas waa kuwa loo isticmaalo siyaabo nololeed balse inaa naftaada hormarisid ma ahan wax fudud sabatoo ah waxaa loo bahan yahay inaa ka run sheegtid oona ka dhabeeysid inaa hormarisay naftaada oo waa inaa cabsan cabsida waxay dishaa nafta hormarkeeda qofka cabsado ma gaaro meel dheer mar walbo ay cabsidaa badato waxaa bato guul daradaa lakiin hadii ay badato geesinimada aad naftaa iyo hormarkeeda ku qabtid ay badato waxaa badanaa guusha aad ka gaartay naaftaada waxaa jiro hadal dhahaayo shega ugu fiican aad maal gashan kartid waa naaftada iyo hormarka ay sameeso hadii ad guul gaarto waxaa gaaray naftaada hadii aad wax qabsatid waxaa qabsaday naftaada marka taas waxay ku cadeenaysaa inaa dad maal gashatid ay heer ku garaan waxaa kaaga fiican inaa naaftaada hormarisid oo aad adiga guul gaartid waxaa jiro siyaabo badan oo aad naaftaada ku hormarin kartid kuwaas oo iskugu jiro facil aad sameeysid iyo waxqabad aad la imaatid oo wax ka dhigo dadka qaar ayaa u maleeyo in hadii aad naftaada hormarisid inaad horay ka helaysid waxii aad rabtay taasne ma ahan wax saxan sababtoo ah wax walbo dag dag maalgu helo waxaa loo bahan yahay dulqaad badan kaas oo ku saabsan inaad waxii aad sameeysay aad sugtid haba qaadato sanado badan ama bilooyin badan sabirka waxuu ka mid yahay hormarinta nafta qeeb ka mid ah ayuu ka qataa si kale hadii aan u dhaho wax walbo oo aad sameeynaysid waxaa u baahan tahay dulqaad iyo sabir inaa u yeelatid dhibaatooyin badan ayaa imanaayo waxaa kale oo jiro dadka qaar ku xumeena taasne waxay ku cadeenaysaa in hadii aad u baahan tahay inaa hormarisid naftaada waa inaa sameeyasaa sabir badan oo dhanka nafta
badal qaabka u nooshahayinaad badashid qaabka aad u nooshahay waxay ka dhigan inaa sameeysid wada ka mid wadooyinka hormarinta nafta marka waa jiro siyaabo badan ku badali kartid kuwaas ka mid yahiin inaa dhaqsa jiifatid dhaqsa soo kacdid waxbarashada aad ku dadaashid kuwaas oo aad si sax u sameeysid waxaa arkaysaa inaa badshaya qaabka aad u noleed kaas ay dadkane kugu dhiirinaan aana ku dhahaan horay u soco iskana ilaali wax yaabaha naaftada dhibatooyin u kenaayo sida inaa isticmaashid daroogo oo kale inaa isticmaashid waxay ka dhigaysaa inaa hormarin wayso naftaada kuna imaato dib u dhac nafeed marka inaa hormarisid naaftaada waxay ka dhigaysaa mid iska daayo dhibaato ka fogaatid kuna dadaashid wanaaga ka dhigaayo mid naftiisa hormariyay
sameeso ujeedo iyo hadafinaa sameeysid hadaf iyo u jeedo waxay u bahaan tahay adeeg iyo karti khaas ah oo aad u qabtid hadafka aad ka leedahay naftaada iyo guusha oo aad adiga u baahan tahay,sidoo kale waa inaad la hataa jadwal nololeed kaas oo aad ku dhaqan tid kuna sameeysid waxa jadwalka kugu qoran wax walbo u baahan tahay oo aad doonaysid sidoo kalane kusoo darsatid waxii aad u baahan tahay inaa sameeysid taasne waxay ka caawin kartaa inaa naftaada hormarisid
raac wadada aad is leedahay waad ku guuleesan kartidwaa jiro wadooyin badan ay mareen dad ku guleestay nolosha kuwaas oo ayinka sameesteen adigana saas oo kale waa inaad ssmeesataa wadooyin badan oo aad is leedahay waad ku guleesan kartaa waana la tashaa sidoo kale maskaxdaa ama dad aqoon yahano oo yaqaano waxaa u bahan tahay ha la tashan dad aqoon u laheen waxaa adiga u bahan tahay kuwaas waxaa laga yabaa inay ku qaldaan saas aad u noqotid mid hormatin waayo naftiisa iyo noloshiisa
hadii aad khalad gashid ha ciqaabin naftaada aduunka qof walbo oo joogo waxuu galaa qalad siiba qofka donaayo inaa hormariyo naftiisa waa ka sii khalad badan yahay saas darteeda ma ahan inaa ciqaabtid naftaada oo waa inaad saxdaa naftaada hadii aad khalad gashid oo raadi wadooyinka aad ku saxi laheed khaladka ka dhacay ee ma ahan inaa ciqaabtid taasne waxay ka mid tahay hormarinta nolosha

Post a Comment

0 Comments