Latest

6/recent/ticker-posts

Dhibaatada hurdo yarida ama dhafarka

hurdada waa wax ay naftayna u baahan tahay taas oo naloohu abuuray si dabeeci ah inaa u sameeno qofka hadii uu hurdad iska badiyo waa dhibaato naftiisa u geesanaayo balse hadii uu iska yareeyana waa dhibaato kale uu naftiisa u geesanaayo taas waxay ku cadeenaysaa inaa mar walbo ka dhigtaa hurdadaada mid dabeeci ah ah oo waa inaad ahaata mid si qayaas ah u hurdaa ugu badnaan 12 saac uga yaraane 6saac dhaqankaan aad raacdid waxaan isdhihi karaa waxaad saaid u daryeelaysaa Caafimaadkaa taasne oo kale waxaa jiro dad badan kuwaas oo habeenkii wax badan soo jeedo balse aan ogeen waxaa ay ka dhaxlaan ma dhibataa misa waa faaida dhafar horta wax faida malahan markii loo bar bar dhigay dhibkiisa wax markii ay dhiibaatada badato waxaa la dhihi karaa faaidada malahan balse hadii ay faaidadiisa badnaa lahayeen waxaa la dhihi lahaaye waa fiican yahay waxaa jiraan daraasado badan kuwaas oo looga sameey dadka dhafro oo aad u cabanaayo dhibkii ay ugeesay hurda yarida ayinka la soo daristay dhibaato aan dhamaad laheen oo ay ka soo dhaxleen hurda yaridii ay ku qateen noloshooda waqti ka mid ah hurdada waxay ka caawinaysaa wax yaabo badan oo nolosha ka mid ah sida maskaxda oo ku siyaado taas oo aad wax walbo ku qabsan kartid mar hadii ay maskaxdaa ay fiican tahay oo ay ku soo saarayso waxaa aad u baahan tahay sida xasuusta iyo waxii kale oo aad u baahan tahay intaas oo dhan waxaa ka caawinaayo hurdada oo aad sa fiican u hurdid waqti kugu filan aad hurdid sidoo kale waxaa jiraan dhow dhibaato taas oo laga dhaxlo hurda yarida iyo dhafarkaa badan waxaan ku shegaa qaar ka mid dhiibatada ay leedahay dhafarka badan
xasuuta ooyaraatoxasuusta waa waxuu qofka bil,aadanka ku dhisana yahay qofka hadii uusan xasuus laheen oo iloobaayo waxii uu soo maray waa dhibaato balse dadka inta badan hurda la,aanta waxaa inta badan haleelo xasuus yarida ama inay ilobaan waxii ay soo mareen xasuuta waxaa lagu helaa hurdad badan taas oo ka cabineeso inaa soo xasuusatid wax aad soo martay xasuusta waxaa loo qeybiyaa 2nuuc taas oo ah xasuus dhow iyo xasuus dheer xasuuta dheer waxaad soo xasuusanaysaa waxii aad waqti dheeer soo martay tan kalane waxay ka cawisaa waxii aad hada soo martay hadii aad hurdi waysid waxaad waynaysaa xasuustaa taas oo ka dhigayso dhib aan la daween karin marka waa inaad jiifataa waqti dhow si aad u heshid hurdo kugu filan
hab uu ufakiro oo xumaadoqofka aan hurdin hadii uu dhaho waa fakiraa ma soo saareeso maskaxdiisa wax fakir fiican taas oo dhibaato ku ah naftiisa asiga waxuu noqonaa qofkaas qof aan waligiisa dhibaato ku jiro oo aan nolosha wax qabsan hadii aad hurdid waqti kugu filan waxaad helaysaa maskax markii aad u baahatid ka caawiso waxii aad u baahatid taas waxaad ka helaysaa hurda oo aad ku dadaashid kana fogaatid dhafar iyo hurda yarida mala yacniga aad u soo jeedid
dabeecadiisa oo isbadashodabeecada waa wax lagu ixtiraamo dadka hadii aadan laheen wax dabeecad ah lama nolaan kartid qof bil,aadan dadka hurda yarida hayso waa dad aad u xanaaq badan kuwaa oo ka xanaaqo wax aan weyneen waxaas oo dhan waxaa sababo hurdada uu iska yareey oo malahan wax dulqaad balse hadii aad hurdid waxaa la nolaan kartaa dadka dhan oo waxaad yeelanaysaa dabeecad aad dadka kula nolaatid dabeecada wanaagsan waxaa lagu kasbada dad badan oo aad kula dhaqmo wanaaga
cudurada oo ku batodadka dhafarka badan waxaa ku bato cudurda jirkiisa ku dhaco sida dhiikarka iyo sokorta waxaas dhan waxaa keeno cudur badan oo dadka ku dhaho hadii aad aragtid dadka oo ku dhacayaan cdudro dabiici ah oo kugu badanaa dhaqso hurod oo cafimaadkaa ka taxadir nolosha waxaa ugu qaalisan waa cafimaadka wa ka muhiimsan ma jiraan caafimaadka qofka waxaa wax ku tahay waa cafimaadka aad haysatid hurdada waxay ka mid tahay cafimaadka dabeeciga ah oo qofka loogu deeqay
xalinta dhibaatadahadii aad tahay mid dhafar badan waxaa yaranaayo jirka waxii ka ugu tala galay waxaan dhib ku imanaa maskaxda waxaana siyada dhibaatada maskaxda hadii uu dhib imaado waxaa ku dhibtoonaysaa sidii aad ku xalin laheed waana kugu sii siyada hadii uu dhibka kugu siyaado waxaa laga yabaa inaad naftaa dhib ku geesatid waxaa jiro daraasada la sameey kuwaas oo shegaayo dadka inta badan isdilo waa kuwa dhafro oo markii dhib qabsado aan xalin kari kadibne xal u arko inay isdilaan
gunaanadka hadalka hadii aad tahay mid dhafar badan kaas oo so jeedo waqti waxaan ku shegaa inaad iska daysid waayo waxaad wax yeelo u geesanaysaa maskaxdaa jirkaada iyo waxii la xariiro jirkada oo dhan hadii aad aragtid saaxibkaa ama wax aad isku dhowdahiin oo dhafraa iska yareey ku dheh dhafarka ka badan oo uga shakeey dhibka ay leedahay dhafarka badan

Post a Comment

0 Comments