Latest

6/recent/ticker-posts

Haka quusan noloshaa

nolosha waxay leedahay guul daro badan kuwaas oo ka soo gaaraayo meela badan saas ay tahay waxaad haysataa jaanis aad mar kale ku guleesan kartid sidoo kale waxaa jiro dad badan kuwaas oo nolosha ka quustay taas oo ah dhibaato naftiisa u geestay hadii aad aragtid qof aan waligiisa quusanaynin kaas oo kale waxuu garaa guusha uu u baahan yahay balse hadii aad niyad jabtid waxaa tahay mid guul dareestay guusha ma imaato adiga oo guuldareesan waxaa jiro hadal dhahaayo hadii aad u baahan tahay inaa guulaysatid waa inaad guuldarada aad soo dhadhamisaa qof aan gul daro aqoonin guul ma yaqaano sidoo kale waxaa jiro tusaale kale oo kafudud waana ciyaraha banooniga ma jirto koox mar walbo guuleesanayso mar walbo mar marka qaar waa laga badiyaa taasne waxay ka sii qataan dhiiri galin iyo awood adigana saas oo kale waa inaad ka qaadataa guuldarada cashir lama iloobaan ah oo aad naftaa ka soo qaadatay balse hadii aad quusatid waxaad taagnaanaysaa meshii aad uga quusatay nolosha qof walbo oo guul gaaray waxaa soo maray guul daro badan oo ka soo gaaray nolosha dhinacyo badan sidoo kale hadii aad aragtid caqabad badan oo ku heesata hala yaabin oo waxaad haysa wada guusha guusha waa caqabad badan tahay oo waxay leedahay wadooyin badan oo raf ah ama wada dumsan saas darteeda waa inaad adigana aad nolosha ka dhistaa meesha ay ka dumsan tahay si aan nolosha uga quusan.
side iska ilaaliyaa ka quusadka Nolosha waa su,aal aad u adag taas oo dadka dhan is weydiyaan lakiin waxaad naftaa ku dhiiri galisaa nolosha inay tahay sida hooska ookale hadii aad dhahdid waa qabanaa hooska ma qaban kartid balse hadii aad ka jeesatid oo aad ka dagtid inaysan u bananeen wada aan aheen inuu ku soo raaco marka taas waxay ku cadeenaysaa inaysan nolosha quus aheen ay tahay inaa nolosha ka sii wadidi meesha aadne isku daydid sidii aad ku guleesan laheed tusaale kale hadii aan keeno ninka nalka sameey waxaa la dhahay waxuu isku dayay inuu daaro 1000 mar halmarne muusan ka quusan oo wuu isku dayaa waxayne taas cadeen u tahay nolosha quus xaq umalahee waxay xaq uleedahay inaa wax walbo isku daydid sidoo kale waad inaa iska ilaalisaa wax yaabaha ku niyad jabinaa niyad jabka waxuu ka mid yahay waxyaabah nolosha dadka quusiyo waxaa kale oo jiro waad inaad ku xirnaa taa allah hadii aad ku xirnaato oo aad cibaadada badisaa waxay cibaada ka mid tahay waxyaabaha siyaadiyo niyad dhiska hadii aad aragto qof niyad jabin waligiisa waa qof cibaado badan oo guul darada ka sooo qaadin wax weyn kaliya waxuu fiiriyaa sidii uu ku guleesan lahaaye ileen horaa looo dhahay guusha soooma dhaqsatee waa soo daahdaahe

Post a Comment

0 Comments