
hamiga sare waa shega ka mid ah nolosha bil,aadanka kaas ay yeshaan dadka gaaray guusha iyo hormar dhanka nolosha hadii aan mantay dhaho waa ka hadlaa hami waxaa laga yabaa inuu qaato wax badan balse waan ku soo kooba hamiga horta ma ahan wax loo dhashto ee waa wax uu qofka bil,aadanka iska keeno ama dadaal uu la imaaday kaas oo caloosha hooyadiisa uu uga soo baxin taasne waxay ku cadeenaysaa waxay shegaan dadka qaar kuwaas oo dhahaa hamiga waa wax loodhashto ama dhaxal ahaan loo helo hadii aan ka hadalno kuwa dhahaa dhaxal waaye waxaas waa wax kama jiraan tusaale fudud hadii aan keeno waxaad arkaysaa nin nolol adag ku soo koray kaas oo lahaaye hadaf iyo hami sare markii uu gaaray guul ayuu waxuu dhalaa ciyaal kuwaas oo aan kala jeclaan oona laheen wax hadaf ah kuwaas oo kale ayaa lahaan lahaaye hadaf nolosha taasne waxay ku cadeenaysaa inuu hadafka iyo hamiga sare uusan aheen wax loo dhashtay uu yahay wax uu qofka iska keenay intaasne waxay aheed tusaale yar iyo baraarujin aan aniga samenaaye kuna sameenaaye dadka dhahaayo hamiga sare waa loo dhashtaa iyo wax saas hadii aan mowduuc sii galo hadii aad aragtid ruux wax lee ku dheer ma ahan inaad maseeetid kaliya waxaa sameesaa waa inaad isku daydaa sidii aad ku gaari laheed mana ahan inaa gaartid heer aad isku daydid inaa naftiisa wax gaarsiisid haday taas dhacdo ma ahan hami sare waa cuqdad kaliya isku day inaad gaartid waana gaaraysaa waxiii aad sameeysid oo hadafkaa ah teeda kale waligaa naftaa haka dhaadhacin inay qofkale kaa sareeso waa inaad aamintaaa inaad ka sareeysid dadka dhan waxii aad u baahan tahay adiga ugu sareeyo ka dhaadhaci tusaale waxaad ka shaqeesa shaqo waa inaad aamiñtaa inaad adiga tahay midka ugu sareeyo oo shaqadaas ka shaqeeyo hadii aadan aheen xitaa barri sidii aad u dadaalaysid waa garaysaa hadafkaadan waa inuu ahadaa mid aad u sareeyo

waxaa jiro wadooyin badan kuwaas oo loo maro inaa gaartid hadafkaa balse waxaan ku shegaa qeeba ka mid wadooyinkaas aan aniga soo xushay kuwaas oo aad sameen kartid hadii aad u baahan tahay inaa noqotid mid aad u hami sareeyo laguna daysadk hadii loo baahdo qof hami lahaaye
geesi ama geesiyad inaad ahaatid mid wax walbo dhibaato ah u adkeesto waxay u baahan tahay geesinimo iyo adkeesi hadii aad aragtid qof sidaas oo kale u adkeesto dhib walbo ka hor imaado kana qaato adeeg iyo karti waa qof aad u geesi ah naleh hami aad u sareeyo ma jiifto mana daalo qofka ay ka go,antahay inuu gaari guul hamiga sare waxay keentaa guul
baro xirfad badan dadka hamiga sare leh waxay bartaan xirfada badan kuwaas oo hadii ay ku qasaraan mid waxay adaaan mid kale ti ay nasiibkooda u tijabiyaan hadii aad mantay ku qasaartay hal mid macnaheeda ma ahan waxaad ku wada qasaartay waxaa soo baratay kaliya waa hal waxaad haysataa fursade kale oo aad ku soo bandhigi kartid waxaa soo baratay waa sababta ay u bartaan xirfade badan kuwa hamiga sare leh taas oo ay ku muujiyaan hamigooda sare
gunaanadka hadalka hadii aad u baahan tahay inaad noqotid qof hami sare leh waad noqon kartaa oo wax kaa hortaagan malahan hadii aad tahay dadka aamin san hamiga sare in loo dhashto ka kac hurdad oo hada baro xirfad iyo inaad dadaal la imaatid iskana saartif fikrada qaldan aad ka dhaadhicisay maskaxdaa kuna beerid wax walbo oo la qabanaa iyo wax walbo uu yahay qofka heerka sare gaaray inay ka dambeesay hami iyo yool adag uu ka soo shaqeey waqtina ku qaatay inuu gaaro mesha uu taagan yahay
0 Comments