inaa naftaada hogaamisid waa sheey aad u adag taas u baahan shaqo siyaado ah oo aad qabatid hadii aad aragtid qof naftiisa ka adag oo u jeedinaayo meesha uu rabo qofkaas ayaaa ah hogaamiyaha sax da ah oo aad ka heli kartid dheeri galin waxaa jiro dad badan oo u tago isbitaalo si ay nagtooda u hogaamin lahayeen halka dad kale ay nafta mareenteeda la dala dhacayaan hadii aa tahay dhalin yaro waaba ka adag tahay oo markaas waxaa kugu sii jirto barri waa sameena hadii tahay sameen hadana waxaa leedahay barri aa sameena taas oo kugu noqonayso dhabar jab aad u weyn kana shalaynaysid barri markii aa dareentid inuu waqti kaa dhumay hadii aad mantay naftaada hogaaminin waxaa ka shalaanaysaa shalay maxaa u qabsan waaye waxaas taas intaysan dhacin waxaad qadataa talaabo cad taas oo aad naftaada ku hogaamisid waxaa jiro dhoow talaabo kuwaas oo ka cawin karo inaa naftaada hogaamisid
qorsha ama jadwal
inaa lahaatid jadwal nololeed waxaa tahay mid naftiisa ku wado wada toosan balse hadii aadan laheen jadwal waxaa tahay mid aan ageen wadada uu maraa meesha ay ku dhamaneeso oo waxaad iska socotaa wada cidla ah balse hadii aad leedahay jadwal waxaad la socotaa wax walbo ku dhacaa noloshaa jadwalka waxuu ka cawin karaa inaa ahaatid mid noloshiisa ku hogaamiyo nadaam iyo sharci u dagsan
waqtigaada oo aadan dayacin
waqtiga lama soo calin karo waa sida seefta oo kale orod ayuu kugu dhafaa hadii aaf tahay mantay dhalin yaro barri waxaa tahay duq hadii aad mantay tahay cunug barri waxaa tahay dhalin yaro waqtiga saas darteeda waxuu ku tusaa inuusan ku istageen uu soconaa hadii aad mantay ku hogaaminin naftaada waxaa ka dhumaa wax aan marnaba ku soo labaneen ka faaideeso waqtigaaga waayo lama soo calin karo waa sheey muhiim ahee
waxbarsho aad ku dadaashid
waxbarshada waa asaaska iyo meesha wax ka bilowdaan hadii aad baratid cilmi badan waxaa ki siyada aqoonta aad u leedahay naftaada waxaan ahanaysaa mid wax walbo kawar hogaamiyana naftiisa
cibaado suuban
cibaada suuban waxaad ku helaysaa inaad gashid jano oo aad aduunka ku nolaatid farxad aan dhamaneen hogaamisidne naftaada cibaadada waa meesha wax walbo ka bilowdaan hadii aad ka tagtid cibaada waxaa ka tagaa wax walbo ku dadaal cibaada suuban
0 Comments